VIDEO :- Hargeysa: Nin isku dayay inuu gubo Masjid iyo jameecadii ku tukunaysay

VIDEO :- Hargeysa: Nin isku dayay inuu gubo Masjid iyo jameecadii ku tukunaysay

daajis.com:- Arin naxdin badan oo naadir ku ah dhulka Soomaalida degto ayaa ka dhacday xaafada 26 Juun ee magaalada Hargeysa, kadib markii nin aan la ogeyn inuu fiyoow yahay iyo in kale uu isku dayay inuu gubo Masjid ku yaal xaafadaasi iyo Jameecaddii ku tukuneysay Salaadii duhur shalay.

Ninkan oo gudaha usoo masjidka xili xili Jameecadda ay ku guda jireen tukushada Salaadii Duhur, waxaana uu ku bil bilay Basiin, isagoo sidoo kale bud la dhacay Imaamkii Masjidka.


Add caption
Jameecaddii Masjidka ayaa Salaadii faarujisay, waxaana meesha ka dhacay kala carar, halka dadka qaarkii ay ka difaaceen ninka doonayay inuu gubo masjidka iyo Jameecadda.

Arintan foosha xun ee naadirka ku ah dhegaha dadka Soomaaliyeed ayaa ah mid mucjiso ah oo lala yaabay, taasoo aan horay ugu dhicin dhulka Soomaalida ay degto.
Halkaan Ka Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada