daajis.com:- Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqatay Isbitaalkii Ex, Digfeer balse hadda loo bixiyay Isbitaalka Recep Tayyip Erdogan kaas oo la dhigay qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii maalintii Jimacaha ka dhacay Hotelka Central ee magaalada Muqdisho.
Marwo Sahra Cumar Xasan ayaa kormeertay qolalka la jiifiyay dhaawacyada iyadoo sidoo kale xaaladda bukaanada ka wareysatay Dhakhaatiirka la tacaalaysa Bukaanada ku jira Isbitaalkaasi.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 12:23 and have
, Published at