daajis.com:- Dhalinyaro la baxday magaca Superpower ayaa waxa ay xaaraan ku haystaan xaafada ay Soomaalida degto ee (Eastleight) ama Islii sida ay soomaalida u taqaan.
Dhalinyaradan ayaa la sheegay inay yihiin Soomaali oo wax shaqo ah aanan hayn, waxaana da’dooda lagu qiyaasay 15 ilaa 25 jir.
dhalinyaradan ayaa waxa ay dhacaan qaasatan dadka Soomaalida, oo waxay ogyahiin in aysan Booliska u tagi karin maadaama aysan haysan wax iqaama ah oo ay wadanka ku joogaan.
Halkaan ka Daawo Gangista yaal.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at