daajis.com:- Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Gaashaandhiga Xukumadda Cusub ee Cumar C/rashiid Cali Sharmaake Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi ayaa shaaciyay in uu Iskacasilay Xilkii Wasiir Kuxigeenka Gaashandhiga.
Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi ayaa sheegay in aan lagala tashan Xilkaasi markii loo Magacaabayay islamarkaana uu sidaa iskaga Casilay.
Wasiir Kuxigeenkii hore ee Wasaarada Gaashandhiga Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi ayaa intaa ku daray in Warqada Istaqaalada uu u gudbiyay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.
Waas wasiirkii ugu horeeyay ee Iska casila Golaha Xukumadda Cusub ee Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at