daajis.com:- Fannaanka Aar Maanta, ayaa waxaa magaalada Nairobi looga duubay video-gii ugu horreeyey ee kaftan ah (Prank video) isaga oo aan ka war-hayn, si aad ahna looga carreysiiyey.
Aar Maanta ayaa tagay guriga saaxiibkii Axmed Faarax oo ay ku ballaansanaayeen, hase yeeshee waxaa meel kasta loogu xiray camera, waxaana loogu diyaariyey fanaanka Xasan Cagaaran, oo uusan aqoon u lahayn.
Hase yeeshee wixii isaga iyo Xasan Cagaaran dhex maray iyo wixii kadib dhacay, waa wax inaad daawato kaliya aad uga bogan karto ee hoos ka daawo.
Halkaan ka Daawo Muuqaalka
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 18:00 and have
