daajis.com:- Maroodigaan oo Sagaal sano jir ah, ayaa lugtiisa ku waayay qarax miino sanadkii 2006, miinadaasi oo dhulka ku aasneyd tan iyo xiligaasna waxay ku dhibaneyd socodka.
Maroodigaan oo ah dhedig waxaa lagu magacaabaa Mosha, waxaa lagu xannaaneeyo xero ku taal dalka Thailand.
HALKAN KA DAAWO VIDEOGAFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:00 and have

