daajis.com:- Haween aad u farabadan, ayaa ururka Daacish uga soo biiray dibadaha, gaar ahaan dalalka Yurub iyo Mareeykanka.
Haweenkaas waxaa kamid ah Gabdho Soomaaliyeed, kuwaasoo hada ka barbar dagaalamaya dagaalyahanada Daacish.
Hadaba waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa muuqaal si qarsoodi ah l0oga soo duubay haweenka ka barbar dagaalama Daacish, iyo sida ay u noolyihiin:
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:35 and have
, Published at