daajis.com:- Ciidamada Dowladda Somaliya, ayaa saqdii dhexe ee xalay la geliyay heegan buuxa, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaaya in Shabaabku qorsheynayaan weerar ay ka geystaan Magaalada Muqdisho.
Maxamed Yuusuf Cismaan, Afhayeenka Wasaaradda Amniga Qaranka oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in laamaha ammaanka ay qaadeen, talaabooyin looga hortagaayay weerar maanta ka dhaca Magaalada Muqdisho.
Afhayeenka ayaa sheegay in xalay ilaa maanta ay Ciidamada Dowladdu hawlgalo ka sameeyeen qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho, si loogu xaqiijiyo xasiloonida Magalaada Muqdisho.
Halkaan Hoose ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:17 and have
, Published at