Daawo muuqaalka :- Gabar soomaali ah oo guursatay nin Kosovan ah ciyaarna uga yabsatay

Daawo muuqaalka :- Gabar soomaali ah oo guursatay nin Kosovan ah ciyaarna uga yabsatay

daajis.com:- Waxaan Soo badanaya Gabadha somaliyed ee Aroosaya Raga Ajnabiga ah kuwaas oo u Muuday in ay tahay Hormar ay gareen Lakiin Waxaa la oran karaa Khaasaaro Nolashoda inta ka dhiman soo Wajahday.

Gabadhaan somaliyed ayaa aroostay nin u dhashay Wadanka Kosovo Ninka aroosya Gabadha ayaa la sheegay in uu heysto diinta kristaanka waxaana Gabdhaan arooskeeda ay dalbatay in Heesta arooska lagu dheelayo laga dhigo somali.

Dad u badan Cadaan ayaa kasoo qeyb galay Arooska Gabadhaan somaliyed oo hees somali ah ku Ciyaaray waxaan Dadkii kasoo qeyb galay layaab ku Noqotay sida Gabadhaan somaliyed ee aroosada ah ugu ciyaartay Heestaan somaliga aydoo si cajiib ah u dheeshay.


GUJI HALKAAN EE DAAWO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada