daajis.com:- Xafladani oo Lagusoo bandhigayay Bandhig Carweedka Shirkada Dabacaada iyo Xayeysiimaha Ganacsiga Ee Signget oo Cadaado Xarun’weyn ka Furatay Taa oo Soo bandhigeesay Sida ay U shaqeyneeyso Iyo Adeegyada ay U Qabaneeyso Bulshada Ree Ximan Iyo Xeeb.
Bandhig Careedkani ayaa waxaa kasoo Qeyb galay Godoomiyaha Degmada Cadaado Cabdulaahi Cabdi Raxmaan Xuseen Tootoole Iyo Masuuliyiin kale Oo kamid ah Maamulka Ximan Iyo xeeb ayagoona soo Dhaweeyay Shirkadaan Cusub Signget.
Agaasimaha Gobolada dhexe ee shirkada Signget Muxiyadiin Cabdikariin ayaa Sheegay in ay Bulshada Iyo Maamulkaba Uga mahadcelinayaan kasoo Qeybgalka Bandhig Carweedka waxa Uuna Intaasi Ku Daray In Ka shirkad ahaan ay ka Qeyb Qaadan Doonaan dadaalada Hormarineed ee Gobolada dhexe.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at