DAAWO:- TAAKO TAHLUUKO AH: Laacib dhaawac halis ah u gaystay laacib uu taako ku qabtay!

DAAWO:- TAAKO TAHLUUKO AH: Laacib dhaawac halis ah u gaystay laacib uu taako ku qabtay!

daajis.com:- Stoke City 01 Maarso 2015 - Waxaa soo baxay sawirro muujinaya xadka uu gaarsiisamn yahay dhaawaca gaarey Stephen Ireland, kaasoo keenay inuu laacibkani u baahdo 12 ilaa 13 qodob oo tolliin ah kadib markii uu taako laga noxo gadaal uga qabtay Maynor Figueroa oo dalooliyay kubka laacibka.

Laacibka Stoke City ayaa biririftii ciyaarta isbitaal loo dhigay isagoo garoomada ka maqnaan doona muddo ugu yaraan 3 todobaad ah.

Figueroa ayaan la ganaaxi doonin maadaama ay khaladkan arkayeen garsoore Neil Swarbrick iyo kaaliyaashiisa, iyadoo ay tani qayb ka tahay  sababaha dhaliisha loogu jeediyo garsoorayaasha qabta ciyaaraha EPL.

Laacibka reer Honduras ayaan wax ciqaab ah oo wayn ku mutaysanin khaladkan iyadoo gegada Britannia Stadium  aysan ku cusbayn shilalka noocan ah, waayo halkii ay ku jabtay lugta Aaron Ramsey oo uu taako ku qabtay Ryan Shawcross 2010-kii.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada