daajis.com:- Wiil Soomaali ahaa oo la sheegay in uu isku badalay qof dumar ah, kadib markii uu maray qaliin xaga xubnaha jirka ah.
Wiilkan is bedelay ayaa la sheegay in lagu dilay dalka Canada, kadibna Maydkiisii la geeyay Masaajidka si loogu tukado.
Hadaba arintan ayaa Culumadda Soomaalida Muran soo dhex gelisay, kadib markii lakala saari waayay in meydka uu yahay qof Rag ah ama qof Dumar ah.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:33 and have
, Published at