daajis.com:- Booliiska Magaalada Los Angeles ee dalka Maraykanka ayaa isku dayay inay xiraan laba nin oo la sheegay inay ahaayeen darbi-jiif.
Nimankii ayaa Booliska ka diiday in ay meesha ka tagaan, kadib waxaa bilaawday harden u dhaxeeyay Nimankii iyo booliiska. waxaana meeshaas lagu toogtay Nin kamid ah nimankii darbi-jiifka ahaa.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 14:41 and have
