Daawo Video Layaableh:- Tuug Intuu Wax Dhac Isleeyahay Asiga Ladhacey.

Daawo Video Layaableh:- Tuug Intuu Wax Dhac Isleeyahay Asiga Ladhacey.

daajis.com:- Arindaan waxey ku dhacda gabar lugeyneeysay ayaa waxaa kusoo aadey tuug mooto wado kadib tuugii motada ayuu joojiyay oo waaa uu bilaabey inuu qorshahiisa fuliyo oo waxaa uu bilaabey inuu gabadha ga xooga boorsada ay wadatay asagoo ugu hanjabay inuu midi ku dhufanayo.


markuu boorasada ka xoogay ayuu waxaa uu ku cararay meeshii uu ka imaadey laakiin waxaa uu ilaabey motadii kadib gabadhii ayaa araktay mootada oo shidan  maxey sugeysaa hee motadii ayay ku dhacdey oo way la carartey.

video layaab leh yaa qasaarey hee Tuuga iyo Gabadha  kkkkk




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada