VIDEO:- Qiimaha Maciishadda Raashinka ee Magaalada Garoowe oo hoos u soo dhacday

VIDEO:- Qiimaha Maciishadda Raashinka ee Magaalada Garoowe oo hoos u soo dhacday

daajis.com:- Suuqyada Maciishadda ee Magaalada Garoowe ayaa waxaa baryahan danbe laga dareemayaa hoos u dhac ku yimid qiimaha la kala siisto raashinka cayriinka ah, sida Bariiska, Baastada, Sokorta, Saliida, iyo wixii lamid ah.

hadaba halkan hoose ka daawo warbixinta.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada