Daawo:- Xisbiyada Mucaaradka Soomaaliland oo ku baaqay in lakala diro xukuumadda

Daawo:- Xisbiyada Mucaaradka Soomaaliland oo ku baaqay in lakala diro xukuumadda

daajis.com:- Sida lugu sheegay war ka soo baxay qar ka mid ah xisbiyada mucaaradka ee Soomaaliland,ayaa madaxweynaha maamulka waxaa lugu faray inuu kal adiro xukuumaddiisa.

Labada xisbi mucaarid ee Wadani iyo Ucid iyo Madasha Wada tashiga ayaa mawqif Midaysan ka soo saaray xaalada dalka iyagoo soo jeediyay in la kala diro Xukuumada iyo Golaha Wakiilada kuna sababeeyey in ay gabeen xilkii saarnaa isna hortaageen dhabihii Dimuqraadiyada iyo Doorashooyinka .

Hoos ka akhriso war ka soo baxay xisbiyada





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada