Maxaa helay hogaankii shabaab Daawo muuqaal Maanta laga sii daayay SNTV

Maxaa helay hogaankii shabaab Daawo muuqaal Maanta laga sii daayay SNTV

daajis.com:-Tv-ga ku hadla afka Dawladda Soomaaliya ee SNTV ayaa wuxuu baahiyey Muuqaal Looga hadlay Xaalada Hogaamiyaha ugu sareeya ee Al-Shabaab oo laga deerinayo, kaddib markii ay la soo darseen xanuunno halis ku ah noloshiisa isla markaana dilaa ah, iyadoo la filayo in la badalo Axmed Diiriye oo dhaxalay horjoogihii hore Axmed Cabdi Godane oo lagu dilay duqeyn xagga cirka ah.

Sidoo kale warbixinta ayaa lagu sheegay Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay sii kordheyn duqeymaha xagga cirka ah ee lagu beegsanayo horjoogayaasha Al-Shabaab ayaa waxa ay ku abuurtay walaac iyo kala shaki soo kala dhexgalay, taasi oo keentay in dhexdooda ay isu adeegsan waayaan teleefonada gacanta looga hadlo oo ay ku xiriiri jireen.


GUJI HALKAAN EE DAAWO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada