daajis.com:- Bishii Janaayo aaqirkeedii ee Sanadkii 2014 ayey ahayd markii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones dalka Maraykanku ay ku dileen Gobolka Shabeelada Hoose sarkaal ka tirsanaa Ururka al-Shabaab kaas oo magiciisa lagu sheegay Sahal Isku-dhuuq, (Camow), Waxaase magiciisa runta ah lagu sheegay Axmed Cabdulqaadir .
Muuqaal Warbaahinta al-Shabaab ay faafiyeen ayey ku sheegeen in Sarkaalka la diley magiciisu ahaa Sahal al-Ansaari, Camow, waxaana cajilka ka muuqanaya nin al-Shabaab ku sheegeen basaas oo ay sheegeen in uu ka mid ah kuwii weerarka u fududeeyey diyaaradda Drones-ka kaas oo lagu magacaabo Cumar Maxamed Kheyre.
Cumar ayaa markii laqabtay kadib waxa uu ka sheekeeyay qaabkii ay weerarka u soo abaabuleen.
Axmed Cabdulqaadir
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at