VIDEO:- Film ay dhigeen soomaali oo ka ilmaysiiyay ra'iisul wasaaraha Sweden

VIDEO:- Film ay dhigeen soomaali oo ka ilmaysiiyay ra'iisul wasaaraha Sweden

daajis.com:- Ra' iisul Wasaaraha Swedan Stefan Löfven ayaa la ilmeeyay qisada filmka Trevligt Folk oo dhalinyarada Soomaalida degan Borlänge dhigeen, kuwaasoo ka qayb galay ciyaaraha barafka aduunka ee Bandy.


Filmkan oo laga daawaday arbacadii baarlamaanka Swedan oo xildhibaano iyo wasiiro ay ka qeyb galeen daawashada filmkaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada