daajis.com:- Gabar geesiyad Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Helsinki ee dalka Finland oo la yiraahdo Maryan ayaa iyada iyo wiil kale oo Muslim ah oo lagu magacaabo Sadek waxay muujiyeen kalsooni si ay ula dagaalamaan naceybka iyo cunsurinimada dadka Muslimiinta loogu geysto Finland iyo dalalka kale ee Yurub.
Maryan iyo Sadek oo indhaha iska xeray ayaa waxay soo istaageen goob dadku ku badan yihiin oo laga dukaameysto, waxay soo qaateen boorar ay ku qornaayeen hal ku dhigyo lagu difaacayay Islaamka oo ay ka mid ahaayeen in Islaamka Argagixiso aheyn, hadaad kasoo horjeedo hab isii iyo erayo kale.
Qof walba oo Muslim iyo Gaal intaba isugu jiray ee wadada marayay waxay ku yaaceen gabadha iyo wiilka oo hab wada siinayay, ilaa aakhirkii ay gabadha Soomaaliyeed la ilmeyso tallaabada lagu farxo ee ay
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:14 and have
, Published at