daajis.com:- Alexander Chernikov oo u dhashay dalka Ruushka ayaa dab isku holciyay, wuxuuna iska soo tuuray dabaq 9 biyaano ah.
Ninkani oo dad badan oo dabaqa hoostiisa dubnaa ka yaabiyay ayaa wuxuu iska soo tuuray dabaqa isagoo holcaya, wuxuuna kusoo dhacay baraf dhulka buuxay, waxaana goobta markaasi ku sugnaa wariyeyaal iyo ciidamo boolis ah.
boodisAlexander ayaa markii uu dhulka kusoo dhacay dhowr cm u galay barafkii dhulka buuxay, wuxuuna si fudud uu ugu soo dhex kacay barafkii uu kusoo dhacay.
Halkaan Hoose ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 15:30 and have

