VIDEO:- Suge Knight oo Maxkamad loo saarayo dilkii uu ka geystay Magaalada Los Angeles

VIDEO:- Suge Knight oo Maxkamad loo saarayo dilkii uu ka geystay Magaalada Los Angeles

daajis.com:- Milkiilaha Studio-ga la magac baxay Death Row ayaa bishaan gudaheeda waxa uu dil ka gaystay Magaalada weyn ee Los Angels, ka dib markii uu gaari jiirsiiyay laba nin oo sida uu sheegay doonayay in ay Qaarijiyaan.

Video-ga ayaa waxaa laga arkayay iyadoo gaariga uu ku jiray Suge Knight mid kamid ah ragii la dilay uu gaariga joojiyay ka dibna uu meeshii ka dhacay gacan ka hadal.

Suge ayaa gacan ka hadalkii kadib gaariga gadaal u waday iyadoo ay ninkii isku dhaganyihii.

Daawo waxa dhacay kadib.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada