daajis.com:- Dalalka Chad iyo Niger oo dhanka waqooyi Xuduud kala leh dalka Nigeria ayaa bilaabay in ay dagaal xoogan kala hortagaan Ururka mayalka adag ee Bokko Haram.
Ururkan ayaa sida ay sheegeen waxa uu ku hayaa dagaal aan kala go’lahayn mawaadiniinta Dalalkooda, waxayna inta badan xireen isu socodka dalalka deriska waxaana meesha kabaxay ganacsigii ka dhaxayn jiray wadamadan.
Halkaan hoose ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:30 and have
, Published at