VIDEO: Tuug ayaan daran oo haweeney ay ku toogatay bastooladiisa

VIDEO: Tuug ayaan daran oo haweeney ay ku toogatay bastooladiisa

daajis.com:-  Labo burcad oo ku hubeysnaa bastoolad ayaa isku dayay inay dhacaan dukaan ku yaal magaalada Kentucky ee dalka Mareykanka, dukaankaasi oo ay iibineysay Haweeney geesiyad ah.


Labadan burcad ayaa markii ay gudaha usoo galeen dukaanka iyagoo wajiyadooda soo qariyay ayaa markii ay ku mashquuleen gurashada lacagtii ku jirtay qasnada, ayaa haweeneydii iibineysay dukaanka ay ka daftay bastoolada, waxaana dhex maray dagaal adag oo haweeneydii ugu danbeyntii ay bastooladooda ku toogatay mid ka mid ah burcaddii.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada