Video: Waris Diiriye oo abaal marin lagu guddoon siiyay aqalka Britain

Video: Waris Diiriye oo abaal marin lagu guddoon siiyay aqalka Britain

daajis.com:- Waris Dirie oo ah Gabar Soomaaliyeed, oo Model sameeye hore, balse hadda u ololeyso ka hortaga gudniinka fircooniga ayaa Khamiistii abaal marin qaali ah lagu guddoon siiyay aqalka Duqowda Britain ” House Lords.

Abaal marintan ayaa lagu siiyay Waris Dirie xornimo u dagaalanka iyo ololaha ay ugu soo horjeedo gudniinka fircooniga.


Waris Dirie, waxay sheegtay in mudo 20 sano ah ay u taagneyd sidii loo baabi’ in lahaa gudniinka fircooniga, ilaa hadafkeeda ay ka guul gaartana ay sii wadi doonto ololahaasi.



HALKAN KA DAAWO RIIX



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada