Daawo Muuqaal:- aad u Qosol badan iyo Oday ka yaabsaday Raga Qaadka cuna ee dibashada badan !!

Daawo Muuqaal:- aad u Qosol badan iyo Oday ka yaabsaday Raga Qaadka cuna ee dibashada badan !!

daajis.com:-  Oday nabadoon ah kuna nool magaalada Qardho ayaa ka yaabsaday raga Qaadka cuna gaar ahaan kuwa raadiya maalin kasta kaas oo ka sameeyay murti iyo matal aysan ku farxi doonin raga qaadka cuna. 

Odaygaan ayaa ku sheegay raga Qaadka cuna inay meelo badan kala mid yihiin sida Daanyeerka, Dameerka, Lo´da iyo Geela. Odaygaan oo qosol iyo kaftan kaga baxay hadalkiisa wuxuu si weyn u qarxiyay hab dhaqanka raga qaadka cuna iyo dhibaatooyinka uu Qaadku leeyahay



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada