daajis.com:- Madaxweeynaha dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdogan oo booqasho iyo Cimro ku jooga dalka Saudi Arabia ayaa waxa uu la kulmay sidii la filayay soo dhaweyn aad u sareeysa ka dib markii salaantiisa ay saf dheer u soo galeen masuuliyiinta iyo saraakiisha ugu caansan dalka Sucuudiga.
Madaxweeyne Recep Tayyip Erdogan oo wadamo badan oo Islaam ah aad looga jecel yahay ayaa waxaa lagu wadaa dowlada Saudi Arabiy in uu kala hadlo arimo badan oo quseeya wadamo Islaam ah oo ay colaad ka taagan tahay haba u darnaatee dalka Siiriya wuxuuna la kulmay boqorka cusub ee dalka Sucuudiga Mr.Salman Bin Abdul Aziz .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 22:00 and have
