Abukar Cawaale Olololihiisa oo Si Xowli ah Uga Socdo Caasimadda Muqdisho (VIDEO)

Abukar Cawaale Olololihiisa oo Si Xowli ah Uga Socdo Caasimadda Muqdisho (VIDEO)

daajis.com:- Gudoomiyaha la dagaalanka Qaadka Abukar Cawaale Qaad-Diid oo mudooyinkii danbe ku sugnaa dalka Soomaaliya xiligana kusugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Ummadda Soomaaliyeed ay aad usoo dhawaysay ololihiisa la dagaalanka qaadka.

Abuukar Cawaale aayaa wuxuu ololaha la dagaalanka qaadka ka soo bilaabay magaalada London ee carriga Ingariiska, Halkaasoo uu ku guulaystay in uu qaadka ka joojiyo dadka reer London. wuxuuna taageero badan ka helay Dumarka Soomaaliyeed ee dalka iyo dibaddaba ku nool.

Halkaan ka Daawo Muuqaalka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada