daajis.com:-WAXAAN LA YAABAY. Adduunyada sideedaba waxaa lagu arkaa waxyaabo badan oo Fajac geliya Naftaada, balse aniga Waxaan la yaabay:-
1- Waxaan la yaabay Qofka ogaaday iney Geeri jirto ee Qoslaaya.
2- Waxaan la yaabay Qofka ogsoon Iney Adduunyo dhamaaneyso ee weliba Raadinaayo.
3- Waxaan la yaabay Qofka og iney wax walba ku socdaan Qaddarka Eebbe ee u Murugoonaayo wixii soo dhaafay.
4- Waxaan la yaabay Qofka ogaaday iney Xisaab jirto ee aan ka fogaaneynin Xumaanta.
5- Waxaan la yaabay Qofka ogaaday iney Naar jirto ee u Hogaansan Sheydaanka.
6- Waxaan la yaabay Qofka ogsoon Inuu jiro Allaah, misana Qeyrkii baryaayo.
EEBOW DARTIISA XAQA NA WAAFAJI.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 10:30 and have
, Published at