Daawo farxad ka dhacday Falastiin kadib 200 Lamaane oo la isu guuriyay

Daawo farxad ka dhacday Falastiin kadib 200 Lamaane oo la isu guuriyay

daajis.com:-Hay’ad samafal oo laga leeyahay dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta ayaa suuragelisay in 200 Lamaane reer Gaza ee dalka Falastiin isu guuriso, kuna caawiso dhaqaalaha guurkaasi.

Dabaal deg ballaaran ayaa ka dhacay magaalada Gazah, waxaana kumanaan qof oo dad ah ay isugu soo baxeen garoon kubadda cagta lagu dheelo oo xaflad loogu qabtay.

Dalka Falastiin oo weli aan loo aqoonsan dal madax bannaan ayaa dadkii waxay u dhamaadeen gumaadka Yuhuuda ay ku hayso.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada