Daawo Muuqaal : Libaax si caadi ah ugu dhawaaqaayo magaca Alle & Dhirta oo qirtay magaca Allah !!

Daawo Muuqaal : Libaax si caadi ah ugu dhawaaqaayo magaca Alle & Dhirta oo qirtay magaca Allah !!

daajis.com:- Libaax ciyaayo ayaa laga duubay codkiisa waxaana la isku raacay in uu qiray magaca Alle kaas oo si caadi ah u leh Allah waxaana muuqaalkaan ka yaabay intii daawatay maadaama xayawaanaadkuba qiray magaca Alle . 

Halkaan ka Daawo Muuqaal Libaax si caadi ah ugu dhawaaqaayo magaca Alle & Dhirta oo qirtay magaca Allah

Sidoo kale Dhir badan ayaa u baxday qaabka uu u qoran yahay magaca Alle , waxaana sawiro laga soo qaaday Xayawaanaad kala duwan oo u sajuuday qaabka loo tukado taas oo iyana dad badan la yaab ku noqotay . 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada