Daawo Muuqaal:- Nin ku dhacay kamid noqoshada Ciidamada Kenya oo dharbaaxay Sargaal kadibna si xun loo ciqaabay

Daawo Muuqaal:- Nin ku dhacay kamid noqoshada Ciidamada Kenya oo dharbaaxay Sargaal kadibna si xun loo ciqaabay

daajis.com:- Talefishinka KTN ee laga leeyahay Dalka Kenya ayaa soo bandhigay Muuqaal laga soo qaaday Nin kamid ahaa rag loo tababaray kamid noqoshada Ciidmada Cusub ee Dalka Kenya oo dharbaaxaya Sargaal katirsan Ciidamada. 

Halkaan ka Daawo Nin ku dhacay kamid noqoshada Ciidamada Kenya oo dharbaaxay Sargaal kadibna si xun loo ciqaabay

Ninkan ayaa la sheegay in uu ku dhacay imtixaanka kamid noqoshada Ciidamada Cusub ee Dalka Kenya, waxaana laga saaray liiska raga loo sii tababarayo Ciidamada, waxaana la arkayay ninkan oo ka careesan in laga saaro safka dadka loo tababaray kamid noqoshada Ciidamada Cusub. 

Waxaa Mar qura ninka caradiisa uu kala dul dhacay sargaal katirsan Ciidamada Milatariga Kenya oo ku sugnaa xerada Tababarka , kaa uu ku dhuftay dharbaaxo, waxaana xiligaa kadib ninkaasi xiray ciidamado ku sugnaa xeradii lagu tababaray.

Ciidamada ayaana ninkan Dharbaaxay Sargaalka marsiiyay ciqaab daran, waxaana xerada laga ka xeeyay ninkan oo laga xiray gcamaha, dhacadadan ayaa imaaneysa Xili Dowlada Kenya ay qoraneyso dhalinyaro badan oo kamid noqda Ciidamada Dalkaasi. 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada