Daawo Muuqaal : Oday aad u Qosol badan oo qabsaday dhagaha Soomaalida ku nool dalka Mareeykanka !!

Daawo Muuqaal : Oday aad u Qosol badan oo qabsaday dhagaha Soomaalida ku nool dalka Mareeykanka !!

daajis.com:- Mid ka mid ah Odayaasha ku nool dalka Mareeykanka ayaa waxa uu noqday Ruux aad u Qosol badan oo waliba inta badan ku qarxiya Soomaalida ku nool dalkaas gaar ahaan kuwooda sameeya qaladaadka IWM .

Odaygaan Qabiirka ah oo mar kasta lagu casumo xafladaha kala duwan ee Soomaalidu qabsato ayaa hadaladiisa waxaa si weyn ugu Qoslo bulsho weeynta Soomaaliyeed wuxuuna kashifaa odaygaan dhacdooyinka iyo la yaabka ay ku kacaan Soomaalida ku nool gudaha dalka Mareeykanka

HALKAAN  KA  DAAWO

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada