Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiiladda Somaliland Ayaa Beeniyey Waraaqo Foojari Ah Oo Lagu Sheegay In Guddoomiye Cirro Waraaq U Qoray Dawladda Finland Uu U Sheegayo Inuu Raali Ka Yahay Midnimo

Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiiladda Somaliland Ayaa Beeniyey Waraaqo Foojari Ah Oo Lagu Sheegay In Guddoomiye Cirro Waraaq U Qoray Dawladda Finland Uu U Sheegayo Inuu Raali Ka Yahay Midnimo

daajis.com:- (HALBEEG)– Xoghayaha guud ee golaha wakiiladda Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay dhokomanti qoraal ah oo la foojar gareeyey, ka dibna qaybo ka mid ah warbaahinta xukuumaddu isticmaasho sida wergeyska Dawan, wergeyska Somalilandtoday iyo shabakadda Somaliland.org ee lagu bixiyo kharashka dawladda lagu daabacay.

Waraaqdani oo ku qorayd afka ingiriiska oo aad u liita, ayaa lagu sheegay inuu qoray guddoomiyaha golaha wakiiladda Cabdiraxmaan Cirro loona diray dawladda Finland oo u ku sheegay waraaqda in haddii loo doorto madaxweyne Somaliland uu soo celin doono midnimadii iyo federaalkii Soomaaliya, haddaba waraaqda ayaa jiritaankeeda waxaa beeniyey xoghayaha golaha wakiiladda oo shir jaraa’id Hargeysa ku qabtay waana kani ee daawasho wacan:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada