Daawo Muuqaalkaan:- Mafiicno Inaad Noqodo Qof Isla Ween Waa Hadii aad Gaarin Heerkeeda

Daawo Muuqaalkaan:- Mafiicno Inaad Noqodo Qof Isla Ween Waa Hadii aad Gaarin Heerkeeda

daajis.com:- Tartanka oradada ee sanadlaha ah oo ka dhacay mareykanka ayaa waxaa ka dhacdey lama filiwaa kadib marka mid kamid ah uu wareegii ugu danbeeyaya is moodey inuu asiga ku guuleystay ayaa waxaa uu sameeyay markey xariiqanta ama diilanta ay u jirta ilaa 100 meter waxaa uu taagan gacmaha asiga oo ay ku jirta isla weynin ah inuu ku guuleystay maratonka ama tartanka oradada.

laakiin mid kamid ah didkii la tardamayaya ayaa si xooli ah u soo orday waa xariijantii ayaa wax ka yar marir ku talaabey oo ku guuleystay tartankii.



Halkaan hoose ka Daawo Video-ga adiga ayaaba arki doona sida ay wax u dhaceen.

Fakirkaada Ka dhiibo iyo sida aad u arakta..

Daawasho wacan by shabakada Daajis.com


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada