daajis.com:- Ra’iisul wasaarhii hore ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa sheegay in lagama maarmaan ay tahay in sanadka 2016 umadda Soomaaliyeed loo qabto doorashooyin xor ah oo ay ku dooran karaan cidii ay iyaga doonayaan.
Arintaan ayuu Cabdiweli ka hadlay goor uu waraysi siinayay laanta warbaahinta ee VOA-da.
wuxuuna sheegay in dowladda laga rabo inay howlo badan oo laga doonayo ay soo dadejiso sida: Xoraynta dalka, dhamaystirka maamul goboleedyadda, Tirakoobka dadka iyo waxyaabo kale oo badan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at