Daawo:- nin yamani Ah Reer hargeysa lacag badan uga cunay Anigaa idin ictiraafaya

Daawo:- nin yamani Ah Reer hargeysa lacag badan uga cunay Anigaa idin ictiraafaya

daajis.com:-  TV-ga Siilaanyo maamulo ayaa baahiyey nin Yamani ah oo horey ka fahmay xadaarada ka jirta Magaaladaasi Hargaysa iyo dadku waxa ay jecel yihiin isagoo keenay qorshe cusub oo ah aniga ayaa idin ictiraafay Yamana way idin Ictiraafi Doontaa, arintan oo ay aad ula yaaceen siyaasiyiinta Maleeshiyadaasi.


Dadka caadiga ah ayaa waxay isweydiinayaan dadka ku nool Hargaysa iyo Burco ma dad waalan oo aan miirku kusoo dhawaan baa ?MUXUUSE QIIMO KU FADHIYAA NIN QAXOOTI AH OO DALKIISII GUBANAYO.

Si kastaba Arintaan ayaa Lagu sheegay Xadaarada ugu wanaagsan ee Loogu Noolaan Karo Burco Iyo Hargeisa marka aad sheegto Inaad ICTIRAAF Wado – HOOS KA DAAWO QOSOLKA.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada