Daawo Sawirada Folkaano xoogan oo ka qarxay Dalka Chili iyo barakac ka dhashay

Daawo Sawirada Folkaano xoogan oo ka qarxay Dalka Chili iyo barakac ka dhashay

daajis.com:- Waxaa khamiistii lasoo dhaafay dalka Chile ka qaraxday fulkaano xoogan , waxaana qaraxa folkaanahan ay sababtay in ay ku barakacaan kumanaan dad ah oo kunoolaa halka ay ka qaraxday folkaanaha.


Folkaanada qaraxday oo loo yaqaano Calbuco ayaa laga arkay maalinimadii arbacada aheed daruuro dambas isku badalay oo u kacday cirka sare qiyaastii 10-km.

Khamiis lasoo dhaafay ayaa mar qura la arkay qarax xoogl eh oo daruurihii ka dhashay ay ka baxayeen danab ama hilaac, waxa ayna arintan argagax badan ku beertay dadka ku nool halka ay ku qaraxday folkaanaha.

Qaraxa folkaanadan ayaa sababtay in dad ka badan 4,000 qof laga daad gureeyo goobihii ay kunoolaayeen oo ka agdhawaa halka ay folkaanada ka qaraxday.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada