daajis.com:- Xiddigaha kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa dib ugu soo laabtay tababarka kooxda, kaddib markii ay intooda badan ka yimaadeen waajibaadka xulalkooda qaranka.
Waxa ay wiilasha kooxda Sky Blue isku diyaarinayaan kulanka todobaadka soo socda ay la leeyihiin naadiga Crystal Palace ee Premier League.
06 bishan Abriil oo ku aaddan maalinta Isniinta ah ayey kooxda Crystal Palace ku booqan doonaan garoonkeeda, kulankaasoo qeyb ka ah horyaalka Premier League.
Haatan Man City oo ku jirta kaalinta labaad ee Premier League ayaa waxa ay leedahay 61-dhibcood, waxaana ay hal dhibic oo qura ka sarreysaa Arsenal oo ku jirta kaalinta saddexaad, lehna 60-dhibcood.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:04 and have
, Published at