DAAWO:-Xuseen Bisad oo booska Sedaxaad ee dhererka lagala baxay

DAAWO:-Xuseen Bisad oo booska Sedaxaad ee dhererka lagala baxay

daajis.com:- Joelison Fernandes da Silva, oo 28 jir u dhashay dalka Brazil ayaa noqday qofka Seddaxaad ee adduunka ugu dheer, taasoo ka dhigan in Xuseen Bisad uu kala baxay booska.

Joelison ayaa dhererkiisa noqday 7ft 8in oo u dhiganta 2.3368 meters, halka ninkaani saaxiibtiisa uu ka dheer yahay Sedax feet.dhererXuseen Bisad oo horay kaalinta Sedaxaad ugu jiray ayaa hada u dhacay lambarka 4-aad, waxaana kaalinta labaad ku jira Bao Xishun oo u dhashay dalka China dhererkiisana yahay 2.36 meters.

Kaaliinta koowaad ayaa waxaa ku jira  Sultan Kosen oo u dhashay dalka Turkiga, kaasoo dhererkiisa yahay 2,51 meters.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada