VIDEO:- Al Shabaab oo Ardada Soomaalida ka sa-sabta Iskoolaada Dalka Kenya

VIDEO:- Al Shabaab oo Ardada Soomaalida ka sa-sabta Iskoolaada Dalka Kenya

daajis.com:- Dowladda kenya ayaa sheegtay in waalidiin badan ay ku soo wargaliyeen in caruurtoodii ay la’yihiin una malaynayaan inay ku biireen Ururka Al Shabaab.

Dowladda ayaa sheegtay in Xaafada Isiolo oo qiyaastii 5 saac oo kaliya U jirto magaada Nairobi ay  daganyihii Soomaalida ugu badan ee Diiwaangalisay-walidiinta diiwaan galiyay in ay Caruurtoodi ka maqanyihiin.

Caruurtan ayaa badankood waxaa laga kaxaystay Iskuulo ku yaalo isla magaaladaas,Booliska Dalka Kenya ayaa wuxuu sheegay in ay isha ku hayaan Isbedelada ka socda magaaladaasi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada