Danjire Cali Ameeriko oo ka hadlay Darbiga ay Kenya ka dhiseyso xuduudka Somalia-Video

Danjire Cali Ameeriko oo ka hadlay Darbiga ay Kenya ka dhiseyso xuduudka Somalia-Video

daajis.com:- Danjiraha Soomaaliya u jooga wadanka Kenya Maxamed Cali Ameeriko ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya weli ka warsugeyso xaqiiqada darbi la sheegay in Kenya ay ka dhiseyso soohdinta ay la wadaagto Soomaaliya.

Danjiraha ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin xaalada dadka Soomaaliyeed ee ku sugan Kenya, isagoo sidooo kale ka hadlay ganacsato la afduubtay oo kadibna meydadkooda laga heley isbitaalada kadib markii la dilay.

Halkaan ka daawo wareeysiga Danjiraha.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada