daajis.com:- Dagaalyahano loo maleeynayo Al-shabaab ayaa wali gudaha ugu jira Jaamacadda Garrisa, iyadoo dhanka kalena ciidamada amaanka Kenya ay wadaan dadaalo ay ku doonayaan ineey kusoo afjaraan howlgalka.
Qaar kamid ah ardayda Jaamacadda ayaa laga soo samatabixiyay gudaha Jaamacadda, halka qaar kalena ay wali ku go’doonsanyihiin gudaha Jaamacadda.
Dhimashada ayaa sii korortay, waxaana la xaqiijiyay dhimashada 8, dadka dhintay ayaa isugu jira ardayda Jaamacadda iyo waardiyayaal.
Halkaan ka daawo weerarka Jaamacadda Garrisa:
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:35 and have
, Published at