DEG-DEG: Weerar lagu qaaday wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Muqdisho

DEG-DEG: Weerar lagu qaaday wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Muqdisho

daajis.com:- Kooxo hubeysay iyo qaraxyo ismiidaamin ayaa lala beegsaday xarunta wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee magaalada Muqdisho halkaas oo wali laga maqlayo rasaas..


Weerarka ayaa ku bilowday qarax baabuur, waxaana xigay rasaas kooxo hubeysani ay ridayeen kuwaas oo gudaha wasaaradda xoog ku galayay.

Ciidamo xooggan oo isugu jira kuwa dowladda iyo AMISOM ayaa isku gaddaamay xarunta wasaaradda, waxaana socda xabado teel-teel ah.

Wali ma cadda khasaaraha dhabta ah ee weerarkaasi, balse gadaal ayaan idin kaga soo sheegi doonaa..

Naga dhowr sawirrada, ishana ku hay Calanka wixii faah-faahin ah.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada