daajis.com:- Muuqaal qimo la,aanta qurbaha Gabar Soomaali Ah oo Bikro Nimadeedii Ku iibsatay 25 Cent & Soomaalida oo Kaxanaaqday Arinkaas.
Wadaad soomaali ah ayaa dhacdadan toos tv uga sheegay markii gabadha ay sheekadeeda baareen ka dibna uu sheekh helay xogtaasi yaabka leh.
Waa dhacdo ka mid ah kuwa ugu yaabka badan ee soomaalida sameeyaan waxaana gabdhaha soomaalida laga raacay ragga ajaanibta ah.
Muuqaalkan waxa uu yahay fariin muhiim u ah dumarka qurbaha jooga ee ku waashay guurka ay ka doonayaan ajaanibta nolosha ay u dhiibtaan.
HALKAAN KA DAAWO VIDEOFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 08:30 and have
