daajis.com:- Hadaan Nahay bahda shabakada daajis.com waxaan hawada Hambalyo iyo boogaadin aan lasoo koobi karin hawada u marinnayaa Walaal keen marna saaxibkeen Eng. Ibrahim Ali Abdi. MM oo ka qalin jabisay jaamacaddaha ku taala Wadanka Indonesia, Jakarta oo lagu magacaabo University Muhammadiyah Jakarta, shalay oo ahayd 23 April 2015 halkaa uu ka qaadey Shahaadada Masterka.
Waxaan lee nahay Hambalyo Hambalyo horey usii wad wax barasho madhamaata.
Tankale allaha kaa dhiga kii dalkiisa iyo dadkiisa ku anfaco cilmiga uu soo bartay.
Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:59 and have
, Published at