Maxaa ka ooysiiyay haweenka soomaalida ee kunool Dalka south Africa Daawo muuqaalka

Maxaa ka ooysiiyay haweenka soomaalida ee kunool Dalka south Africa Daawo muuqaalka

daajis.com:- Halkan waxaan idinkugu soo gudbineynaa Muuqaal laga duubay banaanbax ay dhigeen dumarka Soomaalida Koonfur Afrika.

Muuqaalkan oo ah mid aad u qiiro badan, qof walboo daawadana uusan u adkeysan karin dareenka ay xambaarsan yihiin hadalada dumarkaan, waxaana ay cabashadoodu imaaneysa xilli Dalka South Africa ay ka taagan tahay musiibo baahsan oo lagu hayo dadka madowga ah ee ka xoogsada gaar ahaana Soomaalida, waxaana dil iyo barakicin joogta ah ay kala kulmaan Madowga kale ee u dhashay South Africa.

Halkaan ka daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada