Ragga 20 meeyo sano jir oo ka hela nolosha waayeelada 80 jirka ah:- Video

Ragga 20 meeyo sano jir oo ka hela nolosha waayeelada 80 jirka ah:- Video

daajis.com:-  Dalka Mareykanka waxaa mudooyinkan kusoo badanayay dhalinyaro da’dooda u dhaxeysa 20 ilaa 30 sano jir, kuwaasi oo qabatimay inay balwad ka dhigtaan la noolaashaha xiriirka jinsiyadeed ee Haweenka waayeelada da’dooda gaartay 80 sano.

Dhalinyaradan oo dood badan ka abuuray telefishinada iyo baraha bulshada ku xiriiraan ayaa waxaa ay xiriir jinsi ka raadiyaan ama la leeyihiin waayeelada gabooway, kuwaasi iyaga naftooda ku qancssan nolosha iyo xiriirka ay la wadaagaan wiilasha 20 jirada ah.cajiibHase ahaatee sheekadan ayaa dad badan waxay ku tilmaameen mid qiyaali ah, laakiin taas waxaa diidan Shirley Andrews oo ah haweeney waayeel ah oo 80 xertay iyo saaxiibkeed Kyle oo da’da 30 cagaha geliyay.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada