VIDEO:- Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Xusulduub ugu jira Xilka Madaxweynenimo ee G/ Dhexe

VIDEO:- Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Xusulduub ugu jira Xilka Madaxweynenimo ee G/ Dhexe

daajis.com:-  Wasiirkii hore ee Arimmaha Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gaaray magaaladda Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

C/ kariin ayaa u tabaabulshaysanaya in uu noqdo Madaxweynaha Cusub ee Gobolada Mudug iyo Galgaduud, wuxuuna ku rajoweynyahay in uu ku guulaysan doono xilkaasi.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay in uu yahay ninka dabada ka riixaya in C/Kariin in uu noqdo Madaxweynaha Gobolada Dhexe, waxaana jiray Odayaal iyo Siyaasiyiin arintaasi ka horyimid oo warbaahinta ka sheegay.

Hoos Ka Daawo

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada