VIDEO:- Maydadka Ragii Weerarka Gaystay oo Warbaahinta Loosoo Bandhigay

VIDEO:- Maydadka Ragii Weerarka Gaystay oo Warbaahinta Loosoo Bandhigay

daajis.com:- Madaxa Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed Gen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa Sheegay in Ciidanka geesiyaasha ah ee ONKOD ay waqti yar gudahood ku soo afmeereen Weerarkii qorsheysanaa oo kooxda Al Shabaab ay ku soo qaadeen xarunta Wasaaradda Tacliinta sare

“Nabad diidku waxay adeegsadeen Gaari ay walxaha Qarxa ka soo buuxiyeen oo ay ku dhufteen darbiga dambe ee dhismaha Wasaaradda Tacliinta waxaa Qaraxaas ku geeriyooday 8-Qofood, halka tobaneeyo kalena ku dhaawacmeen, ku waasoo marayay meel u dhaw dhismaha xarunta Wasaaradda Tacliinta sare”

Halkaan Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada